Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 39:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay dahabkii u tumeen sidii caleemo khafiif ah oo kale, markaasay googooyeen oo silig ka dhigeen, in looga shaqeeyo buluuggii, iyo guduudkii, iyo casaankii, iyo maradii wanaagsanayd, oo la daabacay.

Baxniintii 39

Baxniintii 39:1-7