Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 39:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay sameeyeen laba saldhig oo dahab ah, iyo laba siddo oo dahab ah, oo waxay labadii siddo sudheen laabgashiga labadiisa daraf.

Baxniintii 39

Baxniintii 39:10-17