Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 39:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dhagaxyaduna waxay tiro le'ekaayeen magacyadii reer binu Israa'iil, oo waxay ahaayeen laba iyo toban sidii magacyadoodii; oo laba iyo tobankii qabiil, mid kasta waxaa magiciisa loogu xardhay sidii xaradhkii shaabadda.

Baxniintii 39

Baxniintii 39:11-19