Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 39:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay buluuggii, iyo guduudkii, iyo casaankii ka sameeyeen dhar aad u wanaagsan in meesha quduuskaa lagaga adeego, oo waxay kaloo sameeyeen dharkii quduuska ahaa oo Haaruun, sidii Rabbigu Muuse ku amray.

Baxniintii 39

Baxniintii 39:1-5