Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 37:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo buro waxay ku tiil laba laamood hoostood, isku waslad bayna la ahayd, buro kalena waxay ku tiil laba laamood hoostood, isku waslad bayna la ahayd, burona waxay ku tiil laba laamood hoostood, isku waslad bayna la ahayd, oo lixda laamoodba sidaasay wada ahaayeen.

Baxniintii 37

Baxniintii 37:18-27