Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 37:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu dahab saafi ah ka sameeyey alaabtii miiska saarnayd oo dhan oo ahayd suxuuntiisii, iyo malqacadihiisii, iyo maddiibadihiisii, iyo kidhliyadiisii wax laga shubo.

Baxniintii 37

Baxniintii 37:14-17