Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 36:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse amar bixiyey, oo waxaa xeradii oo dhan laga naadiyey inaan nin iyo naag toona wax dambe u bixin shuqulka meesha quduuska ah. Sidaas daraaddeed baa dadkii looga joojiyey si aanay wax kale u keenin.

Baxniintii 36

Baxniintii 36:3-13