Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 36:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo looxyadii wuxuu ku dahaadhay dahab, oo siddooyinkoodana wuxuu ka sameeyey dahab inay ahaadaan meelihii ay ulaha gudban ka geli lahaayeen, oo ulihiina wuxuu ku dahaadhay dahab.

Baxniintii 36

Baxniintii 36:30-38