Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 36:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo daahyada midkii darafta ugu xigay qarkiisa ayuu wuxuu u yeelay siddooyin buluug ah; oo sidaasoo kalena wuxuu u yeelay daahii dibadda ugu xigay intii labaad.

Baxniintii 36

Baxniintii 36:5-13