Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 36:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Besaleel iyo Aaholii'aab iyo nin kasta oo xigmad leh, oo Rabbigu geliyey xigmad iyo waxgarasho ay ku gartaan si loo sameeyo shuqul kasta oo ah adeegidda laga qabanayo meesha quduuska ah, waa inay u qabtaan sidii Rabbigu ku amray oo dhan.

Baxniintii 36

Baxniintii 36:1-6