Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 34:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu wuxuu yidhi, Haddaba, Rabbiyow, haddii aad raalli iga tahay, waan ku baryayaaye, Rabbiyow, bal na dhex soco oo naga cafi xumaantayada iyo dembigayaga, waayo dadkanu waa dad madax adag, ee annaga dhaxal ahaan noo qaado.

Baxniintii 34

Baxniintii 34:7-16