Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 34:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo kumankun u naxariista, oo xumaanta iyo xadgudubka iyo dembiga dhaafa, laakiin aan sinaba u caddayn in kan dembiga galay aanu eed lahayn; oo xumaantii awowayaasha soo gaadhsiiya carruurtooda iyo carruurta carruurtooda tan iyo farcanka saddexaad iyo kan afraadba.

Baxniintii 34

Baxniintii 34:3-16