Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 34:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna reer binu Israa'iil oo dhammu waa u soo dhowaadeen. Markaasuu wuxuu iyagii ku amray kulli wixii Rabbigu isaga ugu sheegay Buur Siinay.

Baxniintii 34

Baxniintii 34:27-35