Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 34:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Muuse Buur Siinay ka soo degay isagoo labadii loox oo maragga gacanta ku sita, intuu buurta ka soo degayay Muuse ma uu ogayn inuu dubka wejigiisu la dhalaalayay hadalkii uu kula hadlay aawadiis.

Baxniintii 34

Baxniintii 34:21-31