Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 34:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, anigu quruumaan hortiinna ka eryi doonaa, oo soohdimihiinnana waan ballaadhin doonaa; oo ninnaba dalkiinna ma damci doono markii aad sannaddiiba saddex goor u baxdaan inaad Rabbiga Ilaahiinna ah ka hor tagtaan.

Baxniintii 34

Baxniintii 34:17-26