Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 34:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dameerka curadka ah waa inaad wan yar ku furataa, oo haddaanad furanin, de waa inaad qoorta ka jebisaa. Oo dadkaaga curadyadiisa oo dhan waa inaad furataa. Oo hortayda midna yuusan iman isagoo faro madhan.

Baxniintii 34

Baxniintii 34:15-23