Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 34:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaad dhawrtaan Iiddii Kibista-aan-khamiirka-lahayn. Oo toddoba maalmood waa inaad cuntaan kibis aan khamiir lahayn, sidii aan kugu amray wakhtigii la yidhi ee bishii Aabiib ahayd, maxaa yeelay, bishii Aabiib ayaad Masar ka soo baxday.

Baxniintii 34

Baxniintii 34:13-27