Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 34:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad dhawrtaa waxaan maanta kugu amrayo; oo bal ogow, hortaada waxaan ka eryayaa reer Amor, iyo reer Kancaan, iyo reer Xeed, iyo reer Feris, iyo reer Xiwi, iyo reer Yebuus.

Baxniintii 34

Baxniintii 34:3-16