Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 32:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu gacmahooda ka guddoomay, oo wuxuu ku xardhay alaabta wax lagu xardho, wuxuuna ka sameeyey weyl dahab la shubay ah; oo waxay yidhaahdeen, Reer binu Israa'iilow, kanu waa ilaahiinnii dalka Masar idinka soo waday.

Baxniintii 32

Baxniintii 32:1-9