Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 32:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Muuse jeestay, oo buurtii hoos uga degay, isagoo labadii loox oo maragga ahaa gacanta ku sita, looxyadana wax baa kaga qornaa labadooda dhinacba; oo dhankan iyo dhankaasba wax qoran baa kaga yiil.

Baxniintii 32

Baxniintii 32:14-16