Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 32:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal xusuuso addoommadaadii ahaa Ibraahim, iyo Isxaaq, iyo Israa'iil, oo aad naftaada ugu dhaaratay, oo aad ku tidhi, Farcankiinna waxaan u badin doonaa sida xiddigaha cirka, oo dalkan aan ka hadlay oo dhan waxaan siin doonaa farcankiinna, wayna dhaxli doonaan weligood.

Baxniintii 32

Baxniintii 32:11-17