Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 32:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii dadkii arkay in Muuse raagay oo uusan buurtii ka soo degin, ayaa dadkii iyagoo urursan Haaruun u yimaadeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Kac, oo inoo samee ilaahyo ina hor socda; waayo, Muusahan oo ah ninkii inaga soo bixiyey dalkii Masar, garan mayno wax ku dhacay.

Baxniintii 32

Baxniintii 32:1-7