Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 30:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad ka samaysaa saliid lagu subkado oo quduus ah, taas oo ah cadar laysku daray sidii kan cadarsameeyaha oo kale; oo waxay noqon doontaa saliid lagu subkado oo quduus ah.

Baxniintii 30

Baxniintii 30:23-29