Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 30:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad qaadataa dhir udgoon oo wacan, oo ah shan boqol oo sheqel oo ah malmal asli ah, iyo badhkiis oo qorfe macaan ah, oo ah laba boqol iyo konton sheqel, iyo laba boqol iyo konton sheqel oo ah kalamus,

Baxniintii 30

Baxniintii 30:14-32