Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 30:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo mid kasta oo u gudba kuwa la tiriyey oo ah inta jirta labaatan sannadood iyo wixii ka sii weyn, waa inuu bixiyaa Rabbiga wixiisa.

Baxniintii 30

Baxniintii 30:9-16