Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 3:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba wuxuu kaloo ku yidhi, Anigu waxaan ahay Ilaahii aabbahaa oo ah Ilaahii Ibraahim, iyo Ilaahii Isxaaq, iyo Ilaahii Yacquub. Markaasaa Muuse wejigiisii qariyey, waayo, wuxuu ka cabsaday inuu Ilaah eego.

Baxniintii 3

Baxniintii 3:1-12