Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 3:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaan idhi, Anigu waan idinka soo wadi doonaa dhibaatada Masar, oo waxaan idin keeni doonaa dalka reer Kancaan, iyo reer Xeed, iyo reer Amor, iyo reer Feris, iyo reer Xiwi, iyo reer Yebuus, oo ah dal caano iyo malab la barwaaqaysan.

Baxniintii 3

Baxniintii 3:14-22