Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu ku yidhi, Xaqiiqa anigaa kula jiraya, oo taasaa calaamo kuu noqonaysa, inaan anigu ku soo diray; markii aad dadka ka soo bixiso Masar, Ilaah baad buurtan ugu adeegi doontaan.

Baxniintii 3

Baxniintii 3:2-19