Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 29:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dhex-xidho ugu xidh, duubabna u duub Haaruun iyo wiilashiisaba; oo qaynuun weligiis ah ayay hawsha wadaadnimada ku lahaan doonaan, oo Haaruun iyo wiilashiisaba waa inaad quduus ka dhigtaa.

Baxniintii 29

Baxniintii 29:7-14