Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 29:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalin walba waa inaad dibiga qurbaanka dembiga u bixisaa kafaaraggud aawadiis, oo meesha allabarigana waa inaad daahirisaa markaad u kafaaro gudaysid, oo waa inaad subagtaa inaad quduus ka dhigtid.

Baxniintii 29

Baxniintii 29:28-39