Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 29:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad quduus ka dhigtaa sakaarka qurbaanka la ruxruxo, iyo bowdada qurbaanka sare loo qaado, oo la ruxruxo, oo sarena loo qaado, ee wanka quduuskadhigidda, xataa qaybta Haaruun iyo qaybta wiilashiisaba,

Baxniintii 29

Baxniintii 29:25-33