Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 29:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dambiisha hor taal Rabbiga oo ay ku jirto kibista aan khamiirka lahaynu waxaad kala soo baxdaa xabbad kibis ah, iyo xabbad ah moofo saliid leh, iyo xabbad canjeero ah;

Baxniintii 29

Baxniintii 29:14-27