Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 29:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wanka oo dhan waa inaad ku dul gubtaa meesha allabariga, waayo, waa qurbaan Rabbiga loo gubo; oo waa caraf udgoon oo waa qurbaan dab loogu sameeyo Rabbiga.

Baxniintii 29

Baxniintii 29:13-20