Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 27:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad samaysaa barxadda taambuugga; oo barxadda dhinaceeda koonfureed waxaad ka lalmisaa daah maro wanaagsan ah oo dhererkiisu yahay boqol dhudhun,

Baxniintii 27

Baxniintii 27:4-16