Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 27:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Taambuugga shirka gudihiisa oo ku yaal ilxidhka dibaddiisa, kuna hor yaalla maragga, fiidka ilaa subaxda waa inay Haaruun iyo wiilashiisu Rabbiga hortiisa ku diyaariyaan laambadda; oo wuxuu reer binu Israa'iil u noqon doonaa qaynuun weligiis u jira ka ab ka ab.

Baxniintii 27

Baxniintii 27:18-21