Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 27:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas oo kale waa inaad dhinaca woqooyina ka lalmisaa daah ah boqol dhudhun, oo tiirarkiisuna ha ahaadeen labaatan, iyo labaatan saldhig oo naxaas ah, oo tiirarka qabsatooyinkooda iyo waxyaalaha laysugu wada xidhaana lacag ha ahaadeen.

Baxniintii 27

Baxniintii 27:9-21