Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 27:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo meesha allabariga waa inaad ka samaysaa qori qudhac ah, dhererkeedu shan dhudhun ha ahaado, ballaadhkeeduna shan dhudhun; oo meesha allabarigu afar geesood ha ahaado, oo sarajooggeeduna saddex dhudhun ha ahaado.

Baxniintii 27

Baxniintii 27:1-7