Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 26:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo daahyada midkood waa inaad darafta uu ka laaban yahay u yeeshaa siddooyin buluug ah, oo sidaas oo kalena waa inaad ka yeeshaa daaha dibadda ugu xiga laabka labaad.

Baxniintii 26

Baxniintii 26:1-11