Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 26:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad ilxidhka ka soo lalmisaa qabsatooyinka hoostooda, oo waxaad soo gelisaa sanduuqa maragga ilxidhka gudihiisa; oo ilxidhkuna wuxuu u dhexeeyaa meesha quduuska ah iyo meesha ugu quduusan idinka aawadiin.

Baxniintii 26

Baxniintii 26:23-37