Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 26:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inay hoosta labanlaab ka noqdaan, oo sidaas oo kalena waa inay dhammaadaan ilaa siddada kowaad dusheeda, oo labaduba waa inay sidaas ahaadaan, oo labada gees baa iska leh.

Baxniintii 26

Baxniintii 26:18-32