Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 26:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waa inaad samaysaa taambuugga toban daah leh, oo waxaad ka samaysaa maro wanaagsan, iyo buluug, iyo guduud, iyo casaan, oo lagu daabacay keruubiim.

Baxniintii 26

Baxniintii 26:1-5