Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 21:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii dibigii geeso ku mudo nin addoon ah ama naag addoon ah, waa inuu ninkii dibiga lahaa sayidkoodii soddon sheqel oo lacag ah siiyaa, oo dibigana waa in la dhagxiyaa.

Baxniintii 21

Baxniintii 21:26-36