Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 21:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse haddii markii hore dibigu dad geesaha ku mudi jiray, oo loo sheegay qofkii lahaa, isaguse aanu xidhin, laakiinse uu dibigu nin ama naag dilay, dibiga waa in la dhagxiyaa, oo weliba qofkii lahaana waa in isna la dilaa.

Baxniintii 21

Baxniintii 21:27-31