Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 20:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meel allabari waa inaad ciid iiga samaysaa, oo waa inaad dusheeda iigu bixisaa qurbaannadaada la gubo, iyo qurbaannadaada nabaadiinada, iyo idahaaga iyo dibiyadaada. Oo meel kasta oo aan magacayga dadka ku xusuusiyoba waan kuugu iman doonaa oo waan kugu barakayn doonaa.

Baxniintii 20

Baxniintii 20:19-25