Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 20:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaanad damcin guriga deriskaaga, waa inaanad damcin naagta deriskaaga, ama addoonkiisa, ama addoontiisa, ama dibigiisa, ama dameerkiisa, ama waxa deriskaagu leeyahay oo dhan.

Baxniintii 20

Baxniintii 20:14-23