Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 2:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay furtay, oo waxay aragtay wiilkii; oo bal eeg, yarkii waa ooyay. Kolkaasay u naxariisatay, oo waxay tidhi, Kanu waa carruurtii Cibraaniyada midkood.

Baxniintii 2

Baxniintii 2:1-12