Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 2:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba markii Fircoon waxaas maqlay, ayuu wuxuu doondoonay inuu Muuse nafta ka qaado. Laakiinse Muuse waa ka cararay Fircoon hortiisii, oo wuxuu degay dalka Midyaan, oo ceel buu ag fadhiistay.

Baxniintii 2

Baxniintii 2:7-24