Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 2:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu haddana maalintii labaad soo baxay, oo wuxuu arkay laba nin oo Cibraaniyo ah oo isla diriraya; oo kii gardarnaa buu wuxuu ku yidhi, War maxaad u dilaysaa wadaygaa?

Baxniintii 2

Baxniintii 2:4-16