Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 19:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii oo dhammu waxay ku wada jawaabeen, oo yidhaahdeen, Kulli waxa Rabbigu ku hadlay oo dhan waannu wada yeeli doonnaa. Markaasaa Muuse Rabbiga uga warramay erayadii dadka.

Baxniintii 19

Baxniintii 19:4-17