Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 19:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed, haddaad daacad ahaan ii addeecaysaan, oo aad axdigayga dhawraysaan, de markaas waxaad ahaan doontaan dad hanti iiga ah dadyowga oo dhan, waayo, dhulka oo dhan anigaa iska leh;

Baxniintii 19

Baxniintii 19:3-15